Muqdisho | QOL July 22, 2019 —Doorashadii 2016 ee Ameerika Barack Obama Waxa uu haystay 54,745,783 (Konton iyo Afar milyan todobo boqol Afartan iyo Shan kun todobo boqol siddeetan iyo saddex)Likes halka Donald J. Trump ka haystay 24,220,297 (Labaatan iyo Afar Milyan laba boqol iyo labaatan kun laba boqol Sagaashan iyo todobo) Likes.
54,745,783-
24,220,297=
30,525,485
Awoodda adeegsiga Baraha Bulshadu ku xiriirto waxa ay saameyn ku lahayd shaqsiyadda labadan siyaasi iyo faafinta aragtidooda siyaasadeed, dhaqaale iyo Bulsho.
Doorashadii isla sanadkaas 2016 ka dhacday Soomaaliya Baraha Bulshadu ku xiriirto waxa ay sidaas oo kale ku lahaayeen saameyn weyn, haddaba madaxda Soomaaliyeed ee maanta talada haysa iyo kuwa xilalka hore soo qabtay sidee ayay u adeegsadaan Baraha Bulshadu ku xiriirto? Inteese la eg yahay dadka ku xiran ama ka raaca Face Book?
Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya oo qaarkood baraha bulshada ku xiriirto uga horreeya siyaasiyiinta kale si gaar ah ayaan u eegi doonaa, madaxda dowlad-goboleedyada badankoodu kumaba laha Face Book beyj rasmi ah
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________