![](https://www.qaranimo.com/wp-content/uploads/2014/10/anz-ad-for-qol-anim.gif)
Muqdisho | QOL | June 04,, 2019 –Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa soo dhoweeyay Magacaabista Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya James Swan kaasi oo UN-ka wakiil uga noqon doona Soomaaliya.
Hir-Shabeelle ayaa sheegtay inay mar walba ilaalineyso Midnimada soomaaliya,isla markaana ay wadashaqeyn la yeelanayaan Wakiilka Cuusb ee Qaramada Midoobay u soo Magacaawday Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa mudo haatan laga joogo lix Bilod waxaa ay dalka ka ceyrisay Wakiilkii Qaramada Midoobay u joogay dalka ee Nicholas Haysom,kadib markii dowladdu sheegtay inaysan la Shaqeyn karin.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Hir-Shabeelle oo ku qoran Luuqada Inglish-ka.
Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa soo dhoweeyay Magacaabista Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya James Swan kaasi oo UN-ka wakiil uga noqon doona Soomaaliya.
Hir-Shabeelle ayaa sheegtay inay mar walba ilaalineyso Midnimada soomaaliya,isla markaana ay wadashaqeyn la yeelanayaan Wakiilka Cuusb ee Qaramada Midoobay u soo Magacaawday Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa mudo haatan laga joogo lix Bilod waxaa ay dalka ka ceyrisay Wakiilkii Qaramada Midoobay u joogay dalka ee Nicholas Haysom,kadib markii dowladdu sheegtay inaysan la Shaqeyn karin.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Hir-Shabeelle oo ku qoran Luuqada Inglish-ka.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
___________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________Advertisement
_____________________________________________________________________________________![](https://www.qaranimo.com/wp-content/uploads/2014/10/anz-ad-for-qol-anim.gif)
![](https://www.qaranimo.com/wp-content/uploads/2019/06/horseedsc.jpg)