Muqdisho | QOL | May 13, 2019–Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa sheegay in la joojiyay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Dalka, kaas oo dib loo qaban doono 27-da Bishan May.
Kadib Markii La-ogaaday In Labaahiyey Imtixaankii si hordhaca ah Oo Ay Arada Qaarkii Haystaan Qashka Imtixaanka Ay qaadayso Dawlada Soomaaliya
Isha Sonna
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_____________________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________