Muqdisho | QOL | April 1, 2019 –Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow waxaa kulankoodii 3-aad uga furmay Magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay, Xaqiijinta Guntanka iyo Dib u eegista Ajendayaasha Golaha Shacabka,waxaana goobjoog ka ah inta badan xubnaha ka tirsan Guddiga.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Shir Guddoominaya kulakaasi haatan ka socda Magaalada Muqdish
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________