1863 Views

-Madaxweynaha Puntland Oo Caawa Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

-Madaxweynaha Puntland Oo Caawa Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | February 11, 2019 –Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo mudo laga sugayay tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha Maamulkaas.

Madaxweyne Deni ayaa Caawa ku dhawaaqay Wasiiro ka kooban 18 Wasiir, ku xigeenadooda iyo 9 Wasiiru dowleyaal,waxaana xusid mudan in Wasiirada qaar ay leeyihiin laba ku xigeeno.

1: Wasiir Cadaalada Arimaha Diinta Cawil Sheekh Xaashi Xaamud

2: Wasiirka Arrimaha gudaha federaalka iyo dimuqraadiyadda Maxamed Cabdiraxmaan dhabanacad.

3: Wasiirka Amniga Cabdisamed Gallan.

4: Wasiirka Maaliyada Xasan Shire Abgaal.

5:- Wasiirka Qorsheynta  horumarinta dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdi Khafaar Cilmi Xaange

6:-  Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Maxamed Xasan

7: Wasiirka Caafimaadka Dr Jaamac Faarax Xasan

8: Wasiirka Howlaha Guud gaadiidka iyo Guryeynta  Axmed Bashiir Muuse

9: Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cusmaan (Fajiino)

10: Wasiirka Howlaha Guud iyo Garoomada Xuseen Cismaan Wadadoor Gibileey.

11: Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Aamino Cusmaan Xaaji Jaamac

12: Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Dalxiiska  Cali Xasan Axmed Sabaarey

13 :  Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cisman Aadan fiisigis

14: Wasiirka deegaanka Beeraha iyo Waraabka Ismaaciil Diiriye gamadiid –

15: Wasiirka Ganacsiga Warshadaha iyo maalgashiga Cabdullaahi Cabdi Xirsi

16 : Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda  Faarax Maxamud Cawash

17:  Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha  jaamac faarax Muuse

18 Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo Biyaha  Axmed Maxamed Yuusuf Taaraan

Magacyada Wasiir ku xigeenada Cusub ee Puntland
& Wasiiru Dowlayaasha

1. W/xigeenka Cadaaladda & Arimaha Diinta
Dr Maxamed Cali Faarax

2. W/xigeenka Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada
1.C/weli Mire Xirsi
2. Maxamed Musadaq Maxamed

3.W/xigeenka Amniga & DDRta
Yusuf Maxamed Ismaaciil

4.W/xigeenka Maaliyada
1.Cumar Xasan Fiqi
2.Yaasiin Ibraahim Ciise

5.W/xigeenka Qorsheynta horumarinta Dhaqalaha & Iskaashiga Caalamiga ah
Yaasiin Mire Maxamuud

6.W/xigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare
Mukhtaar Maxamuud Xasan Jeyte

7.W/xigeenka Caafimaadka
C/naasir Yuusuf Xaaji Xirsi

8.W/xigeenka Howlaha Guud Gadiidka & Guryeynta
Maxamed Xuseen Xaashi

9. W/xigeenka Dekadaha & Gadiidka Badda
Yaasiin Cartan Maxamed

10. W/xigeenka Howlaha Guud & Garoomada
Sucaad Saalax Nuur

11. W/xigeenka Haweenka & Arimaha Qoyska
Sahro Cabdi Xirsi

12.W/xigeenka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska
C/salaan Xaaji Siciid Faarax

13. W/xigeenka Xanaanada Xoolaha
C/weli Seed Cilmi

14. W/xigeenka Deegaanka Beeraha & Waraabka
1. Maxamed Xasan Ciise
2. Faaiso Cali Ismaaciil

15.W/xigeenka Ganacsiga & Maalgashiga
Mustafe Daahir Aadan

16. W/xigeenka Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
C/qaaliq Maxamed Maxamuud

17. W/xigeenka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada & Ciyaaraha
Axmed C/raxmaan Xirsi

18. W/xigeenka Tamarta Macdanta & Biyaha
Maxamed Bashiir C/laahi

Wasiiru Dowlayaasha Cusub

1. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada & Arimaha Dastuur
Saalax Xabiib Jaamac

2. Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada
Maxamed Axmed Kulan

3.Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada
Maxamed C/qaadir Cismaan

4.Wasiiru dowlaha Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ah
C/raxmaan Caydiid Cismaan

5. Wasiiru Dowlaha Waxbarshada & Tacliinta Sare
C/laahi Xasan Rooble

6. Wasiiru Dowlaha Caafimaad
Seyd Cumar Guuleed

7. Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada & Garoomada
Maxamed Xasan kirli

8. Wasiiru Dowlaha Deegaanka & Waraabka
C/rashiid Cali Geele

9.Wasiiru Dowlaha Kaluumeysiga & khayradka Badda
C/qani Geele Maxamuud.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment