Faah faahin ku saabsan khasaaraha Qaraxii hotel Maka Al-Mukarama magaalada Muqdisho Posted on February 28, 2019 by Omar Farah | 0 Comments Muqdisho | QOL | Feberaayo, 28, 2019 – Weerar qaraxyo ku bilaawday ayaa goor dhaw lagu qaaday hotelka Maka Al-Mukarama oo ka mid ah…Read more »
Qarax 2-aad oo dhacay oo ka dhacay magaalada Muqdisho Posted on February 28, 2019 by Omar Farah | 0 Comments Muqdisho | QOL | Febaraayo 28, 2019 – Waxaa goor dhow Qarax labaad laga maqlay halkii uu ka dhacay Qaraxii hore oo ah Hotel Makka…Read more »
Madaxa Maamulka Jubaland Axmad Madoobe oo soo saaray amaro ka dhan ah olalaha doorashooyinka Jubaland Posted on February 28, 2019 by Omar Farah | 0 Comments Kismaayo | QOL | Febaraayo 28, 2019 – Maamulka Jubbaland ayaa amaro cusub kasoo saaray olalaha doorashada dhawaan ka dhaceyso magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada…Read more »
Duuliyihii U Dhashay Dalka Hindiya Oo La Sii Dayn Doono. Posted on February 28, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Ra’isul-wasaaraha Pakistan, Cimraan Khaan ayaa sheegay in Duuliyahaasi oo lagu magacaabo Abhinandan Varthaman la sii dayn doono berrito oo Jimco ah, si loo muujiyo calaamad nabad ah.…Read more »
Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Sacuudiga Oo Ku Wajahan Dalka Pakistan, Farriinna Ka Wada Dhaxal-Sugaha Sacuudiga. Posted on February 28, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Febaraayo 27, 2019 —-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Sacuudiga, Caadil Al-jubeyr ayaa la filayaa inuu maanta booqasho ku tago caasimadda dalka…Read more »
Duqa Muqdisho oo daah furay Masharuuc lagu tababarayo 400 oo dhalinyaro ah Posted on February 27, 2019 by Omar Farah | 0 Comments Muqdisho | QOL | Febaraayo 27, 2019 —- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay mashruuc lagu tababarayo…Read more »
Akhriso:-Hay’adda Lacagta Adduunka Ee IMF Oo Warbixin Soo Saartay Posted on February 27, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –War qoraal ah oo ay soo saartay Hay’adda lacagta Adduunka ee (IMF) ayaa looga hadlay dadaalka dowladda…Read more »
Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Iyo Amiirka Qatar Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Muhiim Ah Posted on February 27, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar…Read more »
Golaha Wasiiradda Cusub Ee Koonfur Galbeed Oo La Ansixiyay Posted on February 27, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxa ay ku yeesheen Magaalada…Read more »
Sawirro:-Duuliyeyaal Hindi Ah Oo La Soo Bandhigay Iyo Pakistan Oo Beenisay In Diyaarad Laga Soo Riday Posted on February 27, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogdishu | QOL | Febaraayo 27, 2019 –Afhayeenka Milliteriga da Pakistan, Jeneral Asif Qafuur ayaa sheegay inay saakayto soo rideen 2 Diyaaradaha Dagaalka ee…Read more »