1563 Views

Dhagayso:-Madaxweynaha KGS Oo Dowladda Kala Hadlay Xarigii Muqtaar Roobow

Dhagayso:-Madaxweynaha KGS Oo Dowladda Kala Hadlay Xarigii Muqtaar Roobow
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 21, 2019–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa amrkii ugu horeysay ka hadlay rabshadihii ka dhacay Baydhabo iyo xarigii Muqtaar roobow.

Waxa uu kala hadlay dhibaatooyinkii ka dhacay Baydhabo Odayasha Dhaqanka waxaana uu sheegay in la doonayo waxkasta oo dhacay in xal buuxa laga gaaro,isla markaana Shacabka iyo Maamulka ay wada Shaqeeyaan.

saga oo ka hadlayay xarigii Muqtaar Roobow oo ka mid ahaa musharixiintii la tartami lahaa ayu sheegay inay iminka socdaan xal u raadinta sidii lagu soo deyn lahaa,waxana Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed ka raali geliayay waxyaabihii ka dhacay Baydabo.

“Waxaan ka dalban lahaa Odayaasha Koonfur Galbeed in wixii dhici lahaa ay dhaceyn,laakin aan dib loo raacin,Arrinta Sheekh Muqtaar ,waxaana sirasmai ah aan kala hadly dowladda goordhowna waan dhameyn doonaa ayuu yiri Madaxweyne laftagareen.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment