Mogadishu | QOL | December 08, 2018-Murashaxiintaan Oo Gaaray Ilaa Iyo 3 Murashax Ayaa Kasoosaaray Warsaxaafadeed Xalada Dooeashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Murashaxiintan Ayaa Taageeray Go’aankii Gudoomiyaha Baralamaanka Soomaaliya Iyo Qaarkamidah Xildhibaanada Doowlada Fadaraalka Ay Ku Gaarayn Muqdisho
Dhanaka Kale Murashaxiinta Isbadal Doonka ah Ayaa Ku baaqay In Lasameeyo Golo Loodhanyahay Kuwaasi Oo Suuragaliya In ay Dhacado Doorasho Xur Iyo Xalaal ah
Ugu Danbayntii ayeey Ugu Baaqeen Dowlada Dhexe In ay Joojiso Faragalinta Dowlada Dhexe Ee Soomaaliya Kana Shaqayso Masiirka Shacabka Koonfur Galbeed
19-Bishan Ayaa Laguwadaa In Doorshada Koonfur Galbeed Soomaliya Ay Ka Qabsoonto Baydhabo Waloow Oo Laga Deerinayo Faragalinta Dowalada Ay Ku Hayso Doorashadaasi
Hoos-Ka Akhriso
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________