Baydhabo | QOL | Noveember 25, 2018 –Masharaxa Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Mudane Cabdicazii Xassan Madxmed Lafatagareen Oo Musharax Kaliyah Ee Kalsoonida Ugu Badan Kahaysata Xildhibaanda Koonfur Galbeed Soomaaliya Iyo Shacabkiisa Ayaa La’aaminsanayahay Hadii Uu Qabto Xilkaasi In Uu Waxbadan Kabadali Doono Maamulka Koonfur Galbeed
Musharax Cabdi Casiis ayaa ah Masuul Danqasho Mudan Durba Markii Uu Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Musharax Wax Uu U Istaagay Gar-Gaarista Shacabaka Tabaalaysan Ee Maamulka Iyo Dhagaysiga Waxagaradaka Iyo Dhalinyarada Koonfur Galbeed
Musharax Madxweyne Ee Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Ayaa Inta Badan Markii Uu Hadalayo Sheega In Midnimada Maamulka Koonfur Galbeed Ay Muqdastahay Isgana Uu Utaagan Yahay Midayanata Shacabaka Maamulkuusana Uu Noqdo Maamul Kudayasho Mudan Hadii Uu Mar Majaha Uqabato Maamulkaasi
5-Desmber Ayaa Lagu Madalanyahay In Matalayaasha Shacabaka Koonfur Galbeed Ay Doortaan Masuulkii Ku Haboonaa Madxtinimada Maamulkaasi
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________