Muqdisho | QOL | October 08, 2018–17-Nove-Ee Dabayaaqada Sanadan Ayaa Lagudaa In Dooraso Ay Ka qabsooto Xarunta KMG ah Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Doorashadan Ayaa Waxaa Kuloolami Doono Murshaxiin Aad U Farabadan Kuwaasi Oo Xilal Kaladuwan Ka Sooqabatay Dawaladihii Dalka Soomaray
Wasiirkii Horre Ee Wasarada Maaliyada Soomaaliya Mudane Maxamed Aden Farkeeti Ayaa Ah Musharx Kaliyah Ee Loosaadalinayo In Uu Ku Soobixidoono Doorashada Sida Ayqabaan Siyaasiinta Kafaaloodo Siyaasada Soomaaliya
Marka La-eego Qorshe Siyaasadeedka Musharax Amin Oo ah In Lagu Dadaalaa
- Amniga
- Cadaalada
- Maamul Wanaaga
- Horumarka
Oo ah Inta ay Tabayaan Shacabka Koonfur galbeed Waxaana La’aaminsanyahay Hadii Musharx Farkeeti Uu Ku Soobaxo Uu Intoodaba Wax Lamahadiyo Kaqabankaro
Dhanka Kale Musharax Mizaanka Muga Ween Ku Dhax Leh Markii Uu Kadagay Baydhabo Bishii Aynu Soodhaafanay Magalada Baydhabo Murashax Maxame Aaden Farkeeti Ayaa Waxaa Garoonka Diyaradaha Ee Shaati Gaduud Airpot Ku Soodhaweeyey Shacab U Hamuun Qabay Imaashihiisa Iyaga Oo Watay Boorar ay Ku Soodhabeeynayaa Masuulka Ay Doonayaan Shacabaka Koonfur Galbeed
Sida Lawadarumaysanayahay Wasiir Farkeeti ayaa Hawl Lataabankaro Kaqabatay Intii Uu Ahaa Wasiirkii Maaliyada Soomaaliya Isaga Oo Dib Usoocelin Kusameeyey Dhismihii Wasarada Maaliyada Deen Kacafinta Soomaaliya Nidaaminta Bixinta Mushaaradka Shaqaalaha Rayidka Iyo U Adeegsita Shacabaka Soomaaliyeed
Maxamed Aaden Farkeeti Oo Doorshada Ku Wajahidoona Halku Dhiga ah Udaneeyah Shacabaka Ayaa Waxaa Si’aadah Waxaa Ula Dhacay Shacabaka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Ah Maamul Ubaahan In Uu Hello Hogaan Wanaagsan Kaasi Oo Ku Haga Dhabah Toosan Ee ay Doonayaan Shacabaka Koonfur Galbeed
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________