Muqdisho | QOL | Sepetmebr 17, 2018 โWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Ergayga Midowga Yurub ee Soomaaliya, Mudane Fulgencio Garrido Ruiz.
Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Ergayga waxa uu kala hadlay arrimo muhiim u ah labada dhinac oo ay ku jirto xaaladihii ugu dambeeyay dunida iyo gobolka iyo xoojinta xiriirka Midowga Yurub iyo Soomaaliya.
Midowga Yurub waa mid ka mid ah deeq bixiyeyaasha ugu muhiimsan ee Soomaaliya,wuxuuna qeyb libaax leh ka qaataa xoojinta xasiloonida iyo horumarka Soomaaliya.
W/Q:-Bashiir Barre ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
———————————————————————-
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________