Muqdisho, August 21, 2018Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib u habeyn waxa uu ku sameeyay Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe,isaga oo Magacaabey Guddoomiyeyaal Maxkamadeed iyo ku xigeenadooda.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa lagu Magacaabey Guddoomiyeyaasha Maxakamadda Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo tan Racfaanka.
Sidoo kale waxaa la Magacaabey Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka Magalada Jowhar iyo ku xigeenadiisa.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
———————————————————————-
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________