Ciidamo ka tirsan AMISOM oo la gaynayo Xabsiga Dhexe ee Xamar Posted on August 10, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 10, 2018 – Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa dalbaday in Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM la geeyo Xabsiga dhexe ee…Read more »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomalida Itoobiya,Wasiiro iyo saraakiil loo duuliyey Adis Ababa Posted on August 10, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 10, 2018 – Wararka aan ka heleyno Magalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in…Read more »
Wasiir hore Juxa ”Go’aankii dowladda ay ku taageertay Sacuudiga waxa uu u muuqdaa mid lagu qasbay” Posted on August 10, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 10, 2018 – Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi faarax Siciid Juxa ayaa dowladda Soomaaliya ku dhaliilay go’aankii…Read more »
Xubno ka tirsan xisbiga ka arrimiya deegaanka Soomaalida Itoobiya oo looga yeeray Addis Ababa Posted on August 10, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 10, 2018 – In kabadan 40 xubnood oo ka mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itooba…Read more »
Garsooreyaashii xilka uu ka qaaday Madaxweyne Farmaajo oo war soo saarey Posted on August 10, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 10, 2018 – Wareegto shalay uu soo saarey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu xilka uga qaaday…Read more »
Sacuudiga oo dib u soo celiyey xoolo Soomaaliya laga dhoofiyey Posted on August 10, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 10, 2018 – Caadiyan marka uu soo dhowaado mowsimka xajka, Soomaaliya waxaa laga dhoofiya xoolo aad u fara badan,…Read more »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Olole Nadaafadeed ka sameeyey degmooyinka Caasimadda Posted on August 10, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogoosto 09, 2018 — Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar kamid ah Shacabka Caasimadda ayaa olole Nadaafadeed ka sameeyey degmooyinka Caasimadda,…Read more »