Muqdisho | QOL | May 19, 2018 – Shir deg deg ah oo Xarunta Madaxtooayda Puntland ee Magalada Garoowe ay ku yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaas ayaa waxa ay kasoo saareen Go’aano dhowr ah oo ku saasban xaalada Tukaraq.
Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayey Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen inta badan Xubnaha Golaha Wasiirada Puntland.
Kulanka ayaa waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed looga hadlay dagaalada kasoo cusboonaaday deegaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Puntland iyo Soomaaliland.
.
W/Q:-Bashiir Barre ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________