Muqdisho | QOL | April 29, 2018 – Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo ku sugan dalka Burundi ayaa Maanta waxa uu qado Sharaf u sameeyey Ciyaartoyda xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya.
Taabit oo goobjoog ka noqon doona Ciyaarta Galabta xulka Qaranka Soomaliya ay la leeyihiin dhigooda dalka Tanzania,isaga oo horay u sheegay in dadka Soomaaliyeed laga doonayo in ay taageeraan Ciyaartoyda Soomaaliyeed e tartanka uga qeyb galaya Wadanka Burundi.
Taabita Abdi ayaa Sheegay in uu Galabta Daawan Doono Ciyaarta Kulul,isaga sheegay in uu dhiiragelinayo Ciyaartoyda Xulka 17-jirada,isla markana uu balan qaad uu u sameeyey.
.
W/Q:-Bashiir Barre ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________