Muqdisho | QOL | 02 April 2018 —Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi raxmaan Cumar Cusman(Enj Yariisow) uu Wehliyo Gudomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ayaa Maanta Daah Furay Xafiiska Adega Dadweynaha Xafiiskaan oo Laga Hir galiyay Degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha degmada Warta-Nabdda Saynab Xaabsay ayaa sheegtay in howlaha adeegga Bulshadda ay gaarsiin doonan dhammaan waaxyaha degmada ay ka kooban tahay, iyadoo dadka ku dhaqan degmada Warta-Nabadda u sheegtay in heli doonaan adeegyadda bulshadda oo ay u aadi jireyn xarunta dowladda hoose ee Xamar.
Xafiiskaan ayaa Waxaa Loogu Adeegi Doonaa Shacabka Kunool Degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadi
Sikastaba Ha ahaatee Mashruucani ayaa Horey Loogu Hirgaliyey Dagamooyinka Howlwadaag Iyo Hodon Ee Gobalka Bandir
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________