Muqdisho | QOL | 02 April 2018 — Warqad uu ku saxiixanyahay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha shacabka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqo joojin ku meel gaar ah lagu sameeyay Xoghayaha guud ee Golaha shacabka.
C/Kariin Buux,ayaa lagu eedeeyay in awooddiisa shaqo uu faraha kula galay siyaasadda ka jirta dalka,waxaana inta uu shaqada ka maqanyahay sii wadaya ku xigeenkiisa.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________