Dhusamareeb | QOL | Mar 01 2018 –Magaalada dhuusamareen ee xarunta Maamulka Galmudug waxaa haatan ka socota Munaasabada wajiga labaad ee heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna isla markaana la’isugu darrayo labada baarlamanka ayaa ka socota Magaalada Dhuusamareeb.
Musaabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Maamulkaas iyo masuuliyiin kale.
Madaxweyne Xaaf iyo Madaxa xukuumadda Maamulka Galmudug iyo masuuliyiinta kale ayaa la filayaa in ay munaasada khudbada ka jeediyaan.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Dhusamareeb
_________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________