Muqdisho | QOL | 23 February 2018 —Waxaa Salaadii Maqrib Kadib Magalada Muqdisho Ee Caasimada Markale Laga Maqlay Qarx Xoogan Oo Ka Dhacay Agaagarka Madaxtooyada Soomaaliya Qaraxani ayaa Lasoosheegayaa In Uu ahaa Mid Loo adeegsaday Gaari Wax yaabah Qarax Laga Soobuuxshay Uu Ku Qaraxay Afaafka Horre Ee Hotel Siyaad Oo Kaabiga Ku Haya Madaxtooyada soomaaliya
Wariyaal Ka Agdhawaa Goobta Uu Qarax Ka Dhacay ayaa qaranimo online u sheegay in ay Kacsatahay Xalada Goobtii Uu Qarax Ka Dhacay Ayna Rasaas Xoogan Ay Ridayaan ciidamada Aad u Farabadan oo goobta Soogaaray ka dhacay
Qaraxni ayaa noqonay kiilabaad ee ka dhaca isla galkabata gudah magalad muqdisho Ee Caasimada soomaaliya
Nla Soco Wixii Ku Soo Korhaa Wararkan
W/Q:-Bashiir Barre Ali
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________