Muqdisho | QOL | January 29, 2018 – Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada muqdisho iyo ku xigeenadiisa ayaa maanta Waxaa kusoo Dhaweyay Xarunta aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Thabit Cabdi maxamed.
Sidoo kale Gudoomiyaha Cusub ayaa kormeeray Xafisyada Dowlada Hoose iyo Xarumaha Dowladda Hoose ay ku leedahay magalada Muqdisho.
.
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________