2250 Views

Khilaaf Soo kala Dhaxgalay Guddoomiyaasha Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Khilaaf Soo kala Dhaxgalay Guddoomiyaasha Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 14 ,2017 —Markii ugu horeysay ayaa waxaa banaanka u soo baxay khilaaf u dhaxeeya Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya kaas oo salka ku haaya loolan dhinaca Sharciga ah.

Cabdi xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka sare ayaa ka soo hor-jeestay kulan lagu wado in dhawaan magaalada Baydhabo ay ku yeeshaan Guddoomiyeyaasha Golayaasha Baarlamaanka ee dowlad goboleedyada, kaas oo uu qaban qaabinayo Golaha shacabka Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.

Warqad qoraal ah uu Guddoomiyaha Aqalka sare uu u kala diray Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada, Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada dowlad goboleedyada, laguna ogeysiiyay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa lagu dalbaday in la joojiyo shirka lagu qaban doono magaalada Baydhabo, kaas oo lagu tilmaamay mid lagu bur burinayo laguna kala dhantaalayo nidaamka federaalka.

tttttttttttttt

rrrrrrrrrrrrrrrr

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment