Muqdisho | QOL | 14 October 2017 –Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa galabta ka qeybgalay bandhigga kobcinta horumarinta haweenka gobalka Benaadir ee ka socday xarrunta dowladda hoose ee Xasan.
Ra’iisal wasaare Kheyre oo ay garbihiisa taagan yihiin wasiirka amniga iyo guddoomiyaha gobalka Benenaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ayaa bogaadiyey bandhiggan oo ay soo qaban qaabiyeen gobalka Banaadir.
Ra’iisal wasaaraha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ku faannaan dhaqankooda oo ay isticmaalaan waxa dalka uu saaro. Waxa Uu Na Sheegay In Ay Ku Dadaali Doonaan Hormarinta Dhaqanka Iyo Soonoolaytiisa
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________