Newyorka | QOL | September 22, 2017 — Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Haantan in uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedinayo shir Looga Hadlayo Arimaha Abaarah kaasi oo haatan ka soconaya magaalada Newyorka ee Mareykanka.
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu khudbadiisa uu ku soo bandhigo xaaladda Soomaaliya, dhinaca bani,aadanimada,isagoo taageero weydiisan donna beesha Caalamka oo shirkaasi ku sugan.
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | New York
______________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________