Muqdisho | QOL | September 15, 2017 – Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Diinta Maamulka Puntland Saalax Abiib Jaamac ayaa Magacaabay Isuduwaha Wasaaradaas u qaabilsan gobolka Bari.
Wreegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa xilkaas loogu Magacaabay Cabduqaadir Cabdullaahi Shire Muumin (Cabduqaadir Dooraqoosh.
Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa u qorneyd.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________