Muqdisho | QOL | September 14, 2017 – Wargeyska Daily Telegraph; ayaa baahiyay sagaalka 9-ka su’aalood ee ugu badnaa ee sanadkan 2017 la weydiiyay Barta baarista Internetka ee Google loo yaqaan.
Weydiimahan waxaa laga fiirinayay nuxurka jawaabta ay heleen iyo ujeedada ay ka lahaayeen dadkaas,waxaana sagaalkuba yihiin kuwa ugu badan ee lagu soo celi celiyay baaristooda.
- Sidee baad u gubi kartaa dufanka jirka?
- Sidee loo sameeyaa rootiga Faransiiska?
- Sidee aan warqad ugu qori karaa?
- Sidee loo sameeyaa Ukunta sida Canjeerada u duban (Pancake)?
- Sideen lacag ku ururin kartaa?
- Sidee sawir gacmeedka u baran kartaa?
- Sidee u dhunkan kartaa saaxiibaddaa ?
- Sidee aad Tie ga qoorta loogu xirtaa.
- Sideed u dhimi kartaa miisaanka jirkaaga
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________