Muqdisho | QOL | 22 August 2017 — Siyaasiga Xasan Xaaji Ibrahim Oo ka mid ah Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya isla markaana mar soo Noqdey Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadlaayey Kullan Lagu taagyeerayey Hadalo kuluul oo dhawaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka Somalia ay u jeediyeen Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ahaa inuu iscasilo ka dib markii ay ku eedayeen Waxqabad la’aan iyo Dastuur Ku Tumusho.
Siyaasiga ayaa sheegey ayaa kullanka ka sheegey in Shariif Xasan Sheekh Aaden .Koonfur Galbeed Soomaaliya uu ku Joogo Ciidamada AMISOM, isla markaana aysan ku Joogin Rabitaanka Bulshada Rayidka Isagoona Sidoo kale Amaanay 5 Mudnane oo ka tirsan BFS Oo lagu soo doortey Koonfur Galbeed oo ku baaqay in la rido ama Oo Uu Iscasilo Shariif Xasan Sheekh aadan Oo Ah Madxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed soomaaliya
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________