Muqdisho | QOL | 22 August 2017 — Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Miino oo maanta Ka dhacay Ex-kontoorol Balcad ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu sababay Khasaare Isugu jira Dhimasho iyo dhaawac.
Ciidamada Qaraxa lala eegtay ayaa waxa ay ka tirsanaayeen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goobta gaaray, waxaana halkaasi ay ka waddaan howlgallo kala duwan.
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________