Muqdisho | QOL | 07 August 2017—Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali gaas ku dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee golaha wasiirada Puntland.
Wasiirada lagu dhawaaqay ayaa ka kooban 20 Wasiir, 20 Wasiir ku xigeen iyo 13 Wasiir dowle.
Liiska wasiirada :
- Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
- Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
- Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
- Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
- Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah
- Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
- Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
- Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
- C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
- Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
- Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
- Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
- Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
- Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
- Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
- Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
- Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
- Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
- Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
- Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
___________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________