Muqdisho | QOL | 03 August 2017 – Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya kaas oo ay uga hadlayeen Arrimo Muhiim ah.
Kulanka Golaha wasiirada ayaa inti uu socday waxaa lagu magacaabay Hanti dhowraha Guud ee Qaranka kaas oo loo magacaabay Maxamed Cli Afgooye,sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaliya.
Hanti dhowraha cusub ayaa bedeli doona Hanti dhowrihii hore ee xilka laga qaaday Dr Nuur Faarax Jimcale
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
___________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________