Muqdisho | QOL | August 1, 2017— Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa beelihii ku dagaalamay Gobolka Sh/Dhexe ugu baaqay in ay heshiiyaan.
Wasiirka ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in beelahaasi ay heshiiiyaan isla markaana ay si wadajir ah ugu shaqeeyaan midnimada iyo Nabadeynta Gobolka Sh/Dhexe.
Waxa uu tilmaamay in shirka dib u heshiisiin ee uu shalay ka furan Jowhar in uu siii socon doono inta ay ka heshiinayaan beelaha wada dega Gobolka Sh/Dhexe ee Colaada ka dhaxeysa.
Wasiirka ayaa xusay in Xukuumada Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay ka shaqeyso dib u eshiisiinta beelaha wada dega Gobolka Sh/Dhe
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________