Muqdisho | QOL | July 29, 2017 –Madxweyne ku xigeenka maamulkan putland cabdi xakiin cabdulaahi xaji cumar cameey ayaa sheegay in loo baahan yahay in ganac satada soomaaliyed looga baahan yahay in ay maalgashi ku sameeyaaa deegaanadooda
waxa uuna intaa raacasaday madxweyne xigeenka maamulka putland in ay arintaasi ay ka shaqayndoonaan hadii ay yihiin maamulka putland
sidoo kale maddxweyne ku xigeenka maamulka putlaand ayaa waxa uu ugdanbeyntii uu u sheegay shacabka reer putland in ay waqtigoodu meela muhiim ah ay ku bixiyaan ayna iska dhaafaan waxyaanbaha maalaayacniga
Hadalkan ayaa wax uu imanayaa iydoo dhawaan la shaaciyey in maamulka putlaand malgashi lagu sameeysan karo
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________