Muqdisho | QOL | June 14, 2017— Mas’uulka QM u qaabilsan la dagaalanka burcad badeeda Soomaaliya ayaa sheegay in ka bixitaanka NATO xeebaha bariga Afrika ay sababta ugu weyn ay tahay inay markale soo baxaan burcad badeeda Soomaaliya oo bilhii ugu danbeeyay qaaday weeraro ka dhan ahaa Maraakiibta biyaha badweynta india ku socdaasha.
ALan Kol oo suxufiyiinta la hadlay ayaa sheegay in uu ka digaayo in Maraakiibta dagaal ee wali ku harsan biyaha Soomaaliya inay wadamadooda dib ugu laabtaan.
lixdii bilood ee lasoo dhaafay ilaa lix dhacdooyin ayaa jira oo ay burcad badeedu Sameeyen kadib daganaanshiyo laga dareemay 5sano xeebaha Soomaaliya.
W/Q:- BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________