Muqdisho | QOL | June ,11-2017——R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Salaadda Maqrib la Dukaday ciidanka Xasilinta Amniga Caasimadda ka dibna la Afuray si uu ugu dhiiragaliyo Howsha ay u haayaan shacabkooda.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu baaqay Ciidamada in ay Shacabka Soomaaliyeed u adeegaan .
Mudane Kheyre ayaa Ciidamada Xasilinta Caasimadda u sheegay in Mas’uuliyiinta dowladda Soomaliya ay la qeybsanayaan Marxalad kaste oo ay ku sugan yihiin
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI</strong>
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho</strong>
______________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________