Muqdisho | QOL | June 01, 2017 ——– Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiiska magaalada Gaalkacyo ay ku wada gaareen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo kan Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas.
Waxa ay sheegeen shacabka Gaalkacyo heshiiskaasi in uu ahaa mid loo baahnaa oo isku dhaweynaya shacabka labada dhinac oo mudo ay colaad ka dhaxeysay.
.
.
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________