Hargaysa | QOL | May 25, 2017 – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa cafis u fidiyay Suxufi Samafale ah, kaasi oo lagu magacaabo C/malik Muuse Coldoon.
Wariye C/malik Muuse Coldoon ayaa Maxkamad ku taalla Magaalada Hargeysa waxa ay horey ugu xukuntay Labo sano oo xarig ah.
C/maalik oo 15-kii Febraayo lagu xiray ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu ku kacay falal ku lidi ah Maamulka Somaliland.
Odayaasha Dhaqanka Magaalada Hargeysa ayaa ka shaqeeyay sii deynta Wariye C/maalik Muuse Coldoon, waxaana soo dhaweeyay sii deyntiisa Wariyeyaasha Soomaaliyeed.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online |Hargaysa
______________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________