Muqdisho | QOL | May 11, 2017 – Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka qeyb galay kulan xalay ka dhacay magaalada London ee dalka Ingiriiska, kaasi oo ay qeyb ka ahaayeen soomaalida ku dhaqan UK.
Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey kulanka ayaa ugu baaqay qurba-joogta London inay ka fogaadaan Qabyaalada iyo kala qobqobnaanta, si looga hortago aafayooyinka qabiil ee burburiyey dalkeena.
.
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________