Muqdisho | QOL | May 09, 2017 – Hantidhoowri hii hore ee soomali dr nuur cali ayaa waxa uu ka horyimid xilwareejintii shalay ka dhacaday magalad muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Waxa uu sheegay in ay san ahayn mid loosoomaray xilwareejintaa wadada saxada ah ee dowladanimo ayuu yiri dr nuur cali isgoona sheegay inuu waday howlo lagu burburinayo musuqmaasuqa dalk kajra
Dhanka kale hanta dhoowrihii horre ee qaranka yaa sheegay in ay dowlada mas’uul ka noqonayso cawaaqib xumada ka dhalata xilwareejin shalay ka dhacaday magalada muqdisho
Dhanka kale hanta dhoowrihii horre ee qaranka yaa sheegay in ay dowlada mas’uul ka noqonayso cawaaqib xumada ka dhalata xilwareejin shalay ka dhacaday magalada muqdish
.
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________