Muqdisho | QOL | Abriil 26, 2017 – Madxweyne ku xigeenka maamulka putland ayaa sheegay in shabaka reer putlana ay ka bixkaraan kutiirasaanata gacamah shisheeye
HALKA KA DHAGAYSO
Isga oo cabdixakiin xaji maxamuud cameey in shacabaka reer putland looga baahnayahay in ay hormariyaan deeganadood islamarkaana ay noqdaan kuwa isu taaga hormarinta deeganada tudtlaan
dhanka kale madxweene xigeenka maamulka putlaan ayaa farta ku goday in ay shabku yihii halka kaliyaha eek u hormarii karto putlanad
hadalak madxweyne kuxigeenka maamulka putlaand ayaa inamay iyadoo maalinimadii shalay ahayd magalada garoowe laga daah furay shir looga hadalayay hormarinta dagamooyinka iyo deegaanada uu maamulo maamulka putland
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________