Muqdisho | QOL | Abriil 26, 2017 – Madaxweeynaha Jamahuuriyada fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdulaahi Farmaajo Ayaa Maanta Waxa uu kulamo gaar gaar ah layeelanayaa madxwenayha jamhuuryada dalka Turkiga.
Labada madaxweynayaal ayaa lagu soowaramaay in ay tahay arimaha ugu waa weyn ee ay kawada hadalayaan in ay ugu wayntahay Arimaha abaarah ee dalka soomaaliya kajira iyo in uu kaga hanbalyeeyo guushii uu gaaraya dhawaantan madaxwenahaya dalka Turkiga
.
Dhanka kale madxwenaynaha soomaaliya waxaa wafdiga uu hogaaminayo kamid ah wasiirka wasarada arimaha dibada xildhibaano katirasan barlamaaka.
Safarakan uu kutagay madaxwenaha jamhuuriyada fadaraalka soomaaliya dalklka tarkiga yaa waxa uu noqonayaa kii ugu horeeyay uu ku tago dalka turkiga halaka uu noqonayo safarkii shanaadee uu kubaxo intii ladoortay kadib.
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________