Muqdisho | Abriil 23, 2017 –Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin in Askarta Ciidamada AMISOM ay dhibaato u geystaan Shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay tilaabo adag ay qaadi doonto kuwa dhibaateeya Shacabka Soomaaliyeed.
Waxaa uu uga digay ciidamada AMISOM in ay sii wadaan dilalka Shacabka Soomaaliyeed.
Ugu dambeyntii waxaa uu xusay in ay muhiim tahay in la ilaaliyo Nafta Shacabka Soomaaliyeed.
HAKAN KA DHAGAYSO
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________