Muqdisho | April 12, 2017 –Dr. Olmuyiwa Madaxweynaha Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Maamulka Hawada ayaa waxa uu sheegay in aanu jirin qorshe Hawada Soomaaliya lagu wareejinayo.
Sideedii bilood ee ugu dambeysay ayaa waxaa soo baxayay warar been abuur ah oo sheegayay in Maamulka Hawada Soomaaliya lagu wareejinayo wadamada Kenya, Itoobiya iyo Hindiya, waxaana uu sheegay in aanu xaqiijin karin.
Dr. Olmuyiwa ayaa warqad uu xaalada ugu sharaxayo waxa uu u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________