April 09 (QOL)—Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo ay hogaaminayso wasiirka gargaarka iyo maaraynt Musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed.
Wafdiga ayaa oo ka mid ahaa Mas’uuliyiin ka socda Dowladda Qadar oo uu hogaaminayey Sheekh Xamed Bin Fahad Al Thani.
Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.
iyada oo ay u tagay sidii loo gaarsiin lahaa dadka ay Abaaruhu Saameeyeen gara gaar bini aadanimo
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________