Muqdisho | QOL | Maarso 24, 2017 – Wararka naga soo gaaraya Xeebaha dalka Liibiya ayaa waxa ay sheegayaan in dooni ay saarnaayeen labo boqol oo qof ay ku degtay xeebaha dalkaasi.
Dadka ay doonidu la degtay ayaa waxa ay ahaayeen Tahriibayaal.
Saraakiil ka tirsan Dowladda Liibiya ayaa waxa ay sheegeen in la helay meydka 5 qof,islamarkaana intii kale ay ku maqan yihiin Badda.
Doonida oo ay saarnaayeen 240 tahriibayaal ah ayaa shiraacatay xeebaha dalka Libya.
Dadka saarnaa doonidaasi ayaa la sheegay in ay ku jireen dad kasoo jeeda Bariga Afrika.
.
.
W/Q :BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
________________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________