Sweden | QOL | September 1, 2016 – Dhamaan Jaaliyadda beesha Karanle ee dalka Sweden waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay gudoomiye Cali Maxamuud Ibraahim( Cali Dheere) oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Cali Dheere wuxuu ahaa nin qiimo aad u weyn ugu fadhiya dhamaan ummadda Soomaaliyeed kuna dhex lahaa sumcad iyo sharaf aad u weyn.
Jaaliyadda beesha Karanle ee Sweden waxa ay Ilaaha awooda badan uga baryaysaa inuu naxariistii jano ku irsaaqo dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Jaaliyadaha beesha Karanle ee tacsidaan diraayo waxa ay kala yihiin:
- Jaaliyadda Stockholm
- Jaaliyada Gothenborg
- Jaaliyadda Malmo
- Jaaliyadda orebro
- Jaaliyadda Vasteros
- Jaaliyadda Vannersborg
- Jaaliyadda Trollhatten
- Jaaliyadda Borlange
- Jaaliyadda Katrineholm
- Jaaliyadda Boras
- Jaaliyadda Jonkoping
- Jaaliyadda Norrkoping
- Jaaliyadda Linkoping
- Jaaliyadda Eskilstuna
- Jaaliyadda Halstahammar Cabdalla Aadan Xasan
.
.
Email: abdullahihassan@hotmail.com
Guddoomiyaha Jaaliyada Beesha Karanle ee dalka Sweden
_____________________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________