Muqdisho, April 2, 2016 Mashruucan biya dhaaminta ah ayuu maamulka gobolka shabeelaha hoose waxa uu ka billaabay tuulooyinka hoos yimaada degmada kadib markii todobaadyadii ugu dambeeyay uu biya la’aa wabiga shabeele oo qayba badan ka mara dalka, taasina waxa ay keentay dadku ay soo wajahdo biya la’aantii ugu darneyd.
Biya dhaaminta ayaa loo adeegsanayay Booyado la geynayay tuulooyinka ugu daran ee gobolkaasi gaar ahaan kuwa hoos yimaada degmada Afgooye, waxaana si wadajir ah biya dhaaminta uga qayb qaadanaya maaamulka gobolka iyo kan dowlad goboleedka Koofur galbeed ee Soomaaliya si bulshada intii wax la gaarsiin karo loo gaarsiiyo.
——————————
Qaranimo Online | Muqdisho
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________