Muqdisho,8 March 2016: Ugaasyada Isimada iyo waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa shir ay kuyeesheen magaalada Beledweyne waxa ay uga soo horjeesteen shirka maamul u samaynta Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo Jowhar dib uga furmi doona.
Lama yaqaan ilaa hada arinta maamul u sameeynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe halka ay dhamaan doonto, balse waa ay daba dheeraatay.
—————————————–
Qaranimo Online | Muqdisho
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________