Muqdisho, 11 February, 2016: Odayaal Dhaqameedka iyo Isimada Reer Puntland, ayaa u gudbiyay wafuudii ka socotay Beesha Caalamka ee ku sugnaa Puntland warqad dheer oo ay kaga hadlayaan halka ay ka joogaan arrimaah doorashada Sooamaliya iyo Hanaanka 4.5ka oo beryahaa la isku mari la’ayahay.
—————————————–
Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________