Muqdisho | QOL | 21 Janaayo 2016 – Waxaan idin soo gudbineynaa warbixin ka hadleysa War Akhriyayaashii ugu Caansanaa Barisamaadkii wixii ka horeeyay 1991.
War Akhriyayaashaan caanka ahaa ayaa qaarkood ay geeryoodeen,halka kuwa kalena ay u hayaameen dalka dibadiisa qaar kalena Gudaha Dalka ay ku sugan yihiin
Hadaba War Akhriyayaashii caanka ahaa oo ahaa kuwo kala xili horeeyay waxaa ka mid ahaa
- Maxamed Warsame Owr Gibil
- Mustafe Xaaji Nuur
- Mijir Qaadi
- Cabdi Xaaji Goobdoon
- Yaasiin Xaaji Ismaaciil’ Jirde’
- Saciid Cadaani Mooge
- Maxamuud Sheekh Axmed; Dalmar’
- Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad
- Aadan Nuux Dhuulle
- Maxamed Aadan Xirsi’ Terra’
- Maxamuud Cabdi Cali’ Ducaale’
- Axmed Xasan Cowke
- Ibraahin Xasan Daandureey
- Maxamuud Xasan Cumar
- Axmed Cabdi Nuur
- Maxamed Axmed Xaaji’ Cagmadhige’
- Saciid Cali Muuse
- Maxamed Xasan Cali’ Waji’
- Maxamed Cumar Axmed’ Heydara’
- Nuur Shire Cismaan
- Xasan Faarax Maxamuud’ Xasan Kaafi’
- Daahir Maxamuud Xadi
- Cabdiraxmaan Cismaan Xuseen’ Cabdiraxmaan Dagaal’
- Cabdirisaaq Sugule Maxamed
- Cabdiraxmaan Maxamed Sheekhdoon’
.
.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
_____________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________