Moqdisho, November 20, 2015 — Warar mar dhow nasoo gaaray ayaa sheegayaa in magaalada Beledweyne uu ka billowday bannanbax xoogan oo aad u balaaran uu ka socdo magaaladaasi. Dibadbaxyadaan, ayaa la sheegay in looga soo horjeedo qalalaasaha iyo dhibaatooyin maalmahaan dambe ka taaganaa Magaaladaasi.
Dibadbaxyada, ayaa bilowday, kadib markii maleeshiyo beeleed hubaysan ay xireen Wadooyin ka tirsan Magaalada Beledweyne oo isu socda dhibaata ku noqdeen.
Ila hada lama garanayo si wax u jiraan oo warka waa cusubyahay, balse wixi ku soo kordha kala soco halkaan.
.
——————————————–
Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________