Muqdisho, October 31 2015- Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, kuwaas oo ka kooban 14 xubnood.
Hoose ka aqriso Wareegta
———————————————–
Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________